CMD Award 2024 oo lagu qabtay Wadanka Holland

Munaasabadan lagu abaal marinayey haldoorka bulshada Soomaaliyeed kuwooda ku dhaqan qaraada Yurup ,gaar ahaan kuwooda didaalay ee ka soo dhex muuqaday bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Schiedam ee wadanka Holland.

Abaalmarintan oo ah midii ugu horasyay ee lagu qabto wadamada ku midaysan midowga Yurub ayaa waxaa soo qaban qaabisay Xarunta Saxaafada iyo wada Hadalka ee Center For Media and Dailogue {CMD} waxaana gacan Ka Gaysatay Shirkadadaha IBS bank, Alhijra Travel, Hayat Market iyo Yasalaam

CMD waxay abaalmarin siisay 15 qof oo loo doortay inay samyeen didaal iyo hal abuur bulshada wax tara,waxaana ka mida dadka abaalmarintaas la siiyey:

1.Cabdi Nageeye oo loo soo xulay inuu yahay orad yahan ku Guulaysatay Rotterdam Maraton

2.Cabdirizaq Cali Warsam oo aas aasay Banigiga Caalamiga ah ee IBS bank

3.Cumar Muunye oo aas aasay Shirkad Samaysa Boorsooyinka Dumarka Munie Brand

4.Kaadir Gamal oo samyeey Shirkada kadirfod

5.Kaaha Xalanee oo Samaysay Shirkada Halane care

6.Cumar Maxamed oo hal abuuray shirkada Baarfuunada ee Yaasalaam

7.Mohamed Bashiir uu boqorka Holland u magacaabay Qunsul sharafeed jooga Soomaaliya

8.AMB Ilyaas Cali Xasan oo aas aasay Arlaadi Media Network

9.Abukar Alwan oo Sameyey Alhijra Travel

10.Magan Daahir oo ku Guulaysaty Kubada Miiska Hollnad

11.Cali Waare oo noqday shaqsiga ugu mudan ee ka soo shaqeeyey Jaaliyada Soomaalida FSAN

12.Axmed Faarax oo noqday filim sameeye Caalami ah

13.Safiya Rooble oo noqotay Xeer ilaaliye iyo looyar

14.Shukri Xasan Saciid oo aas aastay Iftin

15.Neyruus Macalim oo noqotay looyar heer caalmi ah

Xaflada waxaa ka soo qeybgalay Raíisul wasaarihii Hore ee Dowladii Cabdi Qaasim mudane Maxamed Cabdi Yusuf,Xildhibaanada Golayaashada Deegaanka Netherland,ganacsato,Siyaasiyiin ,Dhalinyaro Haween,dad u dhaqdhaqaaqa bulshada oo ka kala Socday wadamada Ingiriiska,Germany,Sweden,Belguim.Fransiiska iyo Norway

Gudoomiyaha CMD Cabdullaahi Taajirow ayaa u mahad caliyiyey dadkii ka soo qeybgalay munasabada iyo xubnihii ay Xaruntu u dooratay inay abaalmarin siiso.

Gudomiye Taajirow ayaa goobta ka sheegay in CMD ay sanad kasta qaban doonto Abaalmarintan lagana dhigi doono mid caalmi ah oo lagu tala galo.

 

CMD Award 2024 Held in Schiedam, Holland

The CMD Award 2024, organized by the Center for Media and Dialogue (CMD), was a landmark event held in Schiedam, Holland, to honor the leaders of the Somali community in Europe. This inaugural event, the first of its kind in the European Union, recognized individuals who have made significant contributions to their communities through leadership, innovation, and service. The event was proudly supported by IBS Bank, Alhijra Travel, and Hayat Market.

CMD presented awards to 15 distinguished individuals for their exceptional efforts and creativity. Among the awardees were:

Abdi Nageeye – Winner of the Rotterdam Marathon

Abdirizaq Ali Warsame – Founder of IBS Bank

Omar Munye – Founder of Munie Brand, a women’s bag company

Kadir Gamal – Founder of Kadirfod Company

Kaha Halane – Founder of Hale Care Company

Omar Mohamed – Founder of Yasalaam Perfume Company

Mohamed Bashir – Appointed Honorary Consul in Somalia by the King of Holland

AMB Ilyas Ali Hassan – Founder of Arlaadi Media Network

Abukar Alwan – Founder of Alhijra Travel

Magan Dahir – Holland Table Tennis Champion

Ali Waare – Honored for his significant contributions to the FSAN Somali Community

Ahmed Farah – International Filmmaker

Safia Roble – Prosecutor and Lawyer

Shukri Hassan Saeed – Founder of Iftin

Neyruus Maalim – World-class Lawyer.

The ceremony was graced by the presence of notable figures, including former Prime Minister Abdiqasim Salad Hassan,

Mr. Mohamed Abdi Yusuf, members of the Dutch Regional Councils, as well as businessmen, politicians, youth leaders, and social activists from across Europe, including the UK, Germany, Sweden, Belgium, France, and Norway.

CMD Chairman Abdulahi Mohamed Taajiroow expressed his gratitude to all participants and acknowledged the contributions of the award recipients.

He also announced that the CMD Award will become an annual event with plans to expand its scope internationally in the future.

Translate »